Daawo Warbixin: Dhiig-yacabkii Kornayl Tukke Ee Ka Dambeeyey Xasuuqii Gabiley Oo Maxkamadayn Ku Sugaya Dalka Mareykanka.

0

Arabsiyo News–

Daawo warbixin laga diyaariyey dacwadda lagu soo oogayo dhiig-yacabkii Kornel Yuusuf Cabdi Cali “Tuke” ee xasuuqa ka gaystay degaanka Gebiley ee Somaliland, xilligana ku nool dalka Kanada.

Warbixinta laga diyaariyey dhiig-yacab Tukke oo uu tebinayo weriye ka tirsan Telefishanka caanka ah ee CBC News, ayaa waxa ay u dhacaysaa sidan ee daawasho haboon: