War Deg Deg ah:-Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon Oo Dib U Helay Xorayadiisi + Sawiro

0
Arabsiyo News–Wariye Cabdimalik Muuse Coldoon oo kamid ah wariyayaasha ka hawl galla magaalada burco ayaa mardhawayd dib u helay xoriyadiiisii.
waxaana soo daynta wariyaha qayb laxaadle ka qaaday wariye Kayse AXmed DIgaale oo ah Gudoomiye ku xigeenka Kowaad ee ururuka saxafiyiinta Somaliland ee SOLJA iyo waliba bahwaynta wariyayaasha somaliland.
Wariyahan oo mudo Sagaal Casho ah ku xidhnaa xabsiga wayn ee magaalad burco ayaa maxkamada sare ee somaliland ay amartay in si dag dag ah xoriyadiisa loogu soo celiyo wariye coldoon, isagoona xadhigiisa loo aanaynayay wariyasi uu dhawaan la yeeshay nin itoobiyaan ah uu o lagu eedeyey inuu cunay inan yar,riwayaado uu ka sameeyey dawlada itobiya iyo waliba waraysi uu dhawaan la yeeshay wiil yar oo ay walaalo yihiin inantaa la cunay.
Arbsiyo Desk
Giryaad Yare