Daawo Maayarka Gabiley Iyo Xubno Kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley Oo Gurmad Dagdag ah La Gaadhay Deegaano ay Abaaro Baahsani Ay Ku Dhuften

0

Gabiley(AN)Iyadoo ay Baaro Baahsani Ay Ku Dhuften Deegaano Badan Oo Ka Tirsan Gobolkani Gabiley Ayaa Waxa Qaar Kamid ah Deegaanadaasi ay abaaruhu Sameeyeen Hoos Yimaada Gobolkani Gabiley Ayaa Waxa Gurmad Dagdag ah La Gaadhay Maayarka Gabiley Iyo Xubno Kamid ah Xildhibaanada Golaha Deegaanka Gabiley


Arabsiyonews.Net
Office Gabiley