Arabsiyonews-War deg deg ah oo hada soo gaadhaya Xafiiska Shabakada RamaasNews ayaa sheegaya In Uu buurta sheekh dawga uu ku dhacay gaadhi siday dad Oromo ah oo laga soo ururiyay Gobolada Togdheer Iyo Saraar Isla markaana Ay Xadiga Dhimashadu Gaadhayso 2 Askari 3 oromo ah Halka dhaawacuna uu kor u dhaafay konton Qof(50).
Waxaana hada maydka labada Askari Iyo sadexda oromo iyo waliba Dhaawaca Dadkasba Loo Soo qaaday CUsbitaalka Guud ee Magaalada Hargeysa isla markaana dhawaca hada lagula Tacalayo cusbitaalka hargeysa
Waxii Warara ee Kusoo Kordha Warkani kala Soco Arabsiyonews
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








