Arabsiyo News—-Muuse Biixi cabdi oo maanta Soo gaadhay Magaalada Burco ee Xarunta Gobolka Togdheer ayaa Khudbad ka jeediyay Goobtii lagu soo dhaweeyey, Isagooona aad Ugu Mahadceliyay Bulshada Togdheer sida ay usoo dhaweeyey.
Sidoo Kale Muuse Bixii cabdi Waxa uu ka Ku dheeraday taariikhda Siilaanyo dhalinyarada Togdheerna waxa uu ugu baaqay inay ka waantoobaan aafada tahriibta
Halkan ka Daawo Muuqaalka Warkaasi
Abdifataah Mohammed Giryaad
Arabsiyo Main Officer








