Gabiley (AN) Munaasibad Si Heer Sare Losoo Agaasimay Oo Maanta Lagu Caleemo Saaray Deegaanka Ijaara Oo Katirsan Gobolka Gabiley Suldaan Cusub Oo Ay Yeelanayso Beelwaynta Reer Xaad Cali Suldaan Cabdiraxmaan cabdilaahi Cali Barkhad Waxana Munaasibadasi Kala Qayb Galay Xubno Ka Tirsan Xukuumada Somaliland Salaadiin, Siyaasiyiin Cuqaal, Waxgarad, Hawen, Aqoonyahan, iyo marti sharaf kale oo aad u tiro badan Halkan Ka Daawo Warbixintaasi Oo dhamaystiran
Maxamed Xasan sheekh maxamed Juba
Arabsiyonews.com
Office Gabiley








