Arabsiyonews- Wasiirka arimaha gudaha Somaliland ayaa mucaaridka ku eedeeyay inaanay rabin amaanka dalka isla markaana jecelyihiin nabad galyo daro.
Wasiirka Arimaha gudaha Md Cali Maxamed Waran Cadde cid gaar ah ma tilmaamin balse eedayntan waxa uu u soo wada jeediyay guud ahaan xisbiyada mucaaridka Somaliland.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








