Duufaantan ayaa la sheegayaa in ay ahayd mid aad u xoog badan, waxaana inta la og yahay ku dhintay ama ay galaaftay nolosha 11 qof, halka ay 40 kalena dhaawacyo ka soo gaadheen.

Dadka dhintay ayaa waxa lagu soo waramayaa in ay ku jiraan caruur yaryar kuwaas oo isla markiiba qudh baxay.















Duufaantan ayaa ku socotay xawli badan, waxaanay argagax ku abuurtay dadka ku dhaqan labadaasi gobol.








