Togwajaale(AN) Munasibadan Baladhan ee Lagu Waynaynaayay Xuska Dhaashada Nabi Muxamed Naxariis iyo Nabad Galyo Korkisa Ha Ahaatee Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay Boqolaal Dadwaynaha Ku Dhaqan Magalada Togwajaale Ee Xuduudka Somaliland Iyo Ethopiya oo ay Hor Kacayeen Culimawdinka Magalada Iyagoo Socod Ku Maraya Jidadka Waa Wayn ee Magalada Togwajaale islamrkana Qadaya Saliga Nabigeena Suuban Naxaris iyo Nabd Galyo Korkisa Ha Aaatee intaasi kadid waxa ay iskugu yimaadeen Barxada dawlada hose ee degmada Togwajaale halkaasi oo ay kagawarameen taariikhdii nabigeena Halkan Kaga Bogo Warbixintasi Oo Faahfaahsan
Maxmaed Xasan sheekh maxamed (Juba )
Arabsiyonews.com
Office Gabiley








