Jabuuti(AN) Dalka jabuuti gaar ahaan caasimada wadankaas ayaa waxa maalmihii udanbeeyey ka socday tartanka oradka 10km ee jamacadaha ,kaasi oo ay ka soo qayb galeen qaar kamid ah wadamada Geeska ,
S/land ayaa sanadkan waxaa uga qayb galay dhawr jamacadood oo kamid ah jamacadaha dalka halkaas oo ardaydii utartamaysa Jamacadaha S/land aya ku soo bandhigeen wacdaro
Halkan ka daawo Tartankaas iyo kaalmihii lakala galay
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








