Hargaysa(AN) Wasiirka Tamarta iyo Macdanta S/land Xuseen Cabdi Ducaale oo waraysi siiyey Wariye Faysal Fadhfadhle ayaa waxa laga waydiiyey Wasiirada tan iyo xukuumada Madaxwayne Siilaanyo la kowsaday walina jooga wasaaradii markii ugu horaysay Xukuumada Kulmiye ku guulaystay doorashada loo magacaabo wasaaradan
Halkan kadaawo
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








