Arabsiyo News Network -Shaqalhii Hayada W F P Ee Xafiiskooda berbera gaar ahaan kuwa ilaaliyaasha ama waashamnada sida loo yaqaan inta badan oo warbaahinta hore uga hadlay sheegayna inay gabogabo ku dhawdahay xiligii heshiiska shaqdoodi ku lagula galay kuna eeg tahay 31 December .ayaa Maaanta si rasmi ah shaqadii looga joojiyay iyadoo waraaqo qoraal ah la siiyay oo soo qoreen madaxda sare W F P. 








