Xukuumada S/land oo ka hadashay ciidamo lageeyey Gobolka Xaysimo iyo dhaqdhaqaaqyo ka socda degaankaas

0

Hargaysa(AN) Wasiir ku xigeenka Amniga S/land Maxamed Muuse Diiriye oo waraysi siiyey Somalinews Tv aayaa ka hadlay ciidamo lageeyey degaanka Godaale ee Gobolka Xaysimo taas oo Wasiirku sheegay in ciidamadaasi sugayaan amniga goobo degaankaas kamid ah oo laga fulinayo sahamin shidaal

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk