Hargeysa(Arabsiyo News Network)-Wasiirka Arimaha Dibada Somalilnad Iyo
Gudoomiyaha Xisbiga Mucaaridka Ah Ee Wadani Oo La Filayo In Ay Goordhaw
Ku Soo Guryo Noqdaan Dalka.
IMG_C64158-48B858-3503F4-CD9DBC-6042D3-14334A_Fotor_Cjjjollage
Cabdiraxman Cirro Iyo Sacad Cali Shire Oo La Filayo Inay Goordhow
Dalka Ku Soo Guryo Noqdaan + Iyo U Jeedada Socdaal Ay Ku Wada
Joogaan Adiss Ababa
Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Ahna Gudoomiyaha Xisbiga
Mucaaradka Ah Ee Waddani Cabdiraxman Maxamed Cabdilaahi Cirro iyo
Wasiirka Wasaaradda Arimaha Dibada Dr. Sacad Cali shire ayaa la filayaa inay
Maanta oo jimce ah Dalka ku soo Guryo noqdaan wadanka oo ay hada ku wada
sugan yihiin Magaalada Adiss Ababa ee dalka Itoobiya oo ay ku wada kulmiyeen
isagoo Wasiirka arimaha dibadu ka soo duulay Magaalada Nayroobi ee Dalka Kenya
Labada Masuul ayaa lagu wadaa in midkastaaba Dhankiisa La hadlo War-baahinta
ka dib markay soo gaadhaan Madaarka Cigaal Ee Magaalada Hargeysa








