SHEIKH ADAN SIIRO HAKU WACDIYO IN TAABASHADA EYGO “NIJAAS” TAHAY, SOO DHAWAYNTA MARTIDUNA WAAJIB TAHAY

0

Sheikh Adan Siiro waa caalim ku caan baxay wanaag-farista iyo xumo reebista. Jimce walba MASJIDKA XAWAADLE ee Hargeisa ,wuxuu ka akhriya khudbado isugu jira waano, wacdi iyo axkaam. Waa sheikh si qoto dheer uga hadla waayaha hadba ka jira Somaliland ,siiba cadaalad darada, hanti-boobka, eexda, qarabo kiilka iyo dhaxal-wareejinta hantida danyarta. Wuxuu tilmaama dhaqan xumida ,fusuqa iyo fasahaadka. Hadaba, waxa haboon in Sheikh Aden Siiro uu xasuusiyo REER GABIILAY in taa-bashada EYGA ay tahay NIJAAS . Haddii candhuufta EYGA

ay jidhkaaga taabato, waxa waajib ah inaad ka maydhato ,qofka rabaystana ajarkeesa aakhiro , waxba laga jaraa maalin kasta.. “It was narrated that ‘Abd-Allaah ibn ‘Umar (may Allaah be pleased with him) said: The Messenger of Allaah (peace and blessings of Allaah be upon him) said: “Whoever keeps a dog, except a dog for herding livestock or a dog that is trained for hunting, two qiraats will be deducted from his reward each day.” Narrated by al-Bukhaari, 5163; Muslim, 1574.” Madaxda, Martida iyo socotoda oo KABlagu salamaana waa makrooh.When you are greeted with a greeting, greet in return with what is better thanit,or (at least) return it equally. Certainly, Allah is Ever a Careful Account Taker of all things.”(Aayah No. 86, Surah An-Nisa’, Chapter No. 4, Holy Qur’an).

Waa bilaahi towfiiq.

Drs. Hoodo Yusuf , UK.

yhoodo@yahoo.com