Hargaysa(AN)-Wasiirka Wasaarada Dib u dejinta Somaliland Mudane Cali Siciid Reygal Ayaa Waxaa uu xadhiga Ka Jaray Dayactir Lagu Sameeyay Dhismaha Wasaarada isaga oo sheegay in ay Wasaaradu Markii Hore Dunsanayd isla Markaasina ay Hada si weyn u dayactiren iyada oo ay gacan ka siisay Hay’ada UNHCR
Arabsiyonews
Hargaysa/office








