Daawo:Khudbada Madax-weyne Ku Xigeenku Ka Jeediyay Furitaanka Carwada Kallumaysiga Oo Hargaysa Lagu Soo Bandhigay

0

Hargaysa(AN)-Madax-weyne Ku xigeenka Somaliland Ayaa Si Rasmiya u Furay Carwada Lagu Soo Bandhigaayo Kallunka Somaliland, Xaflada Furitaanka ayaa Qudbad Ku Saabsan Fa’iidoyinka Kallunka Somaliland iyo Habka ay Dadku Uga Fa’iidaysan lahaayeen Halkaasi Ka Jeediyay