Gudoomiyaha Golaha Guurtida S/land oo magacaabay Xoghayaha Golahaas

0

Hargeysa(AN)Guddoomiyaha golaha guurtida Somaliland Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa magacaabay xoghayaha golaha guurtida kadib markii xoghayihii hore mr Cabdillaahi-dheere loo magacaabay  wasaaradda waxbarashada Somaliland.

Guddoomiyaha guurtida Somaliland ayaa xoghayaha guurtida u magacaabay Cabdinaasir Aadan Beegsi oo lagu sheegay inuu yahay masuul aqoon u leh xilka loo magacaabay ee guurtida

sax