DAAWO:MADAXWAYNAHA SOMALILAND OO QASRIGA MADAXTOOYADA KULAN KULA QAATAY KOMISHANKA DOORASHOOYINKA QARANKA

0

Hargeisa(AN)Madaxwaynaha Somaliland ayaa xafiiskiisa kulam kula qaatay xubnaha komishanka qaranka Somaliland kuwaasi oo uu kala hadlay madaxwaynaha Somaliland sidii loo dardargalin lahaa arimaha diwaan galinta codbixiyayaasha kuwasi oo dalka ka socda,

Kadib kulankaasi waxa warbaahinta qaranka uga warbixiyey ujeedada kulanka uu madaxwaynahu la qaatay komishanka doorashooyinka ayaa yidhi

 

Arabsiyonews.com Office Gabiley