Gabiley (AN) Golaha Deegaanka Dagmada Gabiley Oo Maanta Fadhiistay Kalfadhigii 11Kobiyo Tobnad Ee ay Fadhistan Golahasi Waxana Lagu soo Bandhigay Ajandayaasha Goluhu Maanta Ansixiyen Oo ay Kamid ahaayen Afar Magac Oo ay U kala Bixiyen Xaafadaha Magaalada Gabiley Gudeheda Xeer Nidamedka Shaqo Ee Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyo Ajandayaal kale Oo ay Ansixiyen Isla Maanta Goluhu Waxana Kalfadhigasi Faahfaahin ka Bixiyay Gudomiyaha Golaha Deegaanka Ahna Duqa Dagmada Gabiley Xogeyaha Fulinta Dawlada Hoose Ee Gabiley Iyowaliba Xubno Kamid ah Golaha Deegaanka Gabiley Halkan Kaga Bogo warbixintasi Oo Faahfaahsan
Arabsiyonews.com
Office Gabiley Somaliland








