Gabiley(AN)Maamulka Jamacada Gabiley Ayaa Shaaciyay Barnaamuj Cusub oo Lagu Tobobaaarayo Ardayda Dhigata Kuliyada ictda oo Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Timcade ee Magalada Gabiley Barnaamuj Kaasi oo Ah Mid Isugu Jira Wax Barasho,iyo Shaqo Abuuris Islamarkaasina Ah Mid Ay Maal Galinayso Hayada CORDER TARES CODERS TRUST
Munaasibad lagu shaacinayay Barnaamujkani Lagu Soo Kordhiyay Jamacada Gabiley Gaar Ahaan Ardayda Dhigata Kuliyada ICT oo Ka Dhacday Holka Wayn Ee Jamacada Gabiley Ayaa Waxa Ka Soo Qayb Galay Badhasabka Gabiley Mudane Mustafe Cabdi Ciise Shiine Maamulka Jamcada Gabiley Aasasaha Hayada CODERS TRUST ,Xidhiidhiyaha Hayada DANIDA Ahna Xidhiiidhiyaha Danmark, Ardayda Jamacada iyo Marti Sharaf Kale oo Tiro Badan
Mamulka Jamacada Timacadae ee Gabiley Gaar Ahaan Qaybta ICT ,Badhasabka Gobolka Gabiley Aasasaha Hayada CODERS TRUST ,Wakiilka Hayada DANIDA Ahna Xidhiiidhiyaha Danmark oo Barnaamujkani Isugu Jira Wax Barashada ,iyo Shaqo Abuurista Faah Fahin Ka Bixiyay
Arabsiyonews.com Office Gabiley








