DAAWO-CALI GUREY OO SHEEGAY INUU KA BAXI DOONO UCID HADAAN KHILAAFKA LA XALIN

0

Hargaysa (AN) Gudomiye Kuxigenka Sadexaad Ee Xusbiga Ucid Mr Cali Guray Oo Ka hadlay Khilaafka Xisbiga Ucid soo Kala Dhexgalay ayaa Hoosta Ka Xariiqay Hadan Sida Ugu Dhakhsaha Badan Losoo Af Jarin Khilaafka Ucid In Uu Xisbiga Burbur wayni Ku Heli Doono Faysal Waxanu Carabka Ku Dhuftay In Uu Iskaga Bixi Doono Xisbiga Hadan Sida Ugu Dhakhsaha Badan Losoo Af Jarin Khilaafka Ucid Halkan kaga Bogo warbixintasi

Arabsiyonews.com Office Office Gabiley