Gabiley(AN) Wasiirka Cadalada Somaliland Axmed Farax Cadare iyo Gudoomiyaha Maxkamada Sare Ee Somaliland Ayaa Kormeer indho indhayna ku Soo Maray Jeelka Wayn ee Gabiley, Maxkamada ,Iyo Saldhiga Dagmada Booliska Gabiley
Wasiirka Cadlada Iyo Gudoomiyha Maxkamada Sare Ee Somaliland ayaa Waxa Ku Wahelinayay Kormeekani Mayarka Gabiley Amiin Badhasabku xigeenka Gabiley Cali Case Halkan Ka Daawo warbixbintasi
Arabsiyonews.com Office Gabiley








