Masuuliyiinta Shirkada Aflax Enoc oo soo dhaweeyey injineero aqoon karodhsi udirtay dalka UAE

0

Hargaysa(AN) Masuuliyiinta Shirkada Aflax Enoc ee keenta Saliida ayaa madaarka Cigaal ee Magaalada Hargaysa kusoo dhaweeyey Injineero shirkadaha laydhka oo hore ugu dirtay aqoon korodhsi dalka Imaaraadka

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk