Marxuum Wariye Axmed Xasan Cawke oo Aas Qaran Loogu Sameeyay Magaalada Wajaale

0

Wajaale(AN)-Waxa magaalada Wajaale maanta si heer qaran ah loogu aasay alle haw naxariistee marxuun Axmed Xasan Cawke, oo ka mid ahaa haldoorka saxafiiyinta somaaliyeed, kaas oo ku geeriyooday magaalada Jig Jiga ee dalka Ethiopia.

marxuunka ayaa lagu aasay beer uu aabihii ku lahaa magaalada Wajaale oo ku aasan yahay, waxaana  aaska marxuunka ka qayb galay  madax kala duwan oo ka socota dawlada somaliland iyo ismaamulka somalida Ethiopia

ggg gggggg