Gabiley (AN) Munaasibad Balaadhan Oo Lagu Qabtay Deegaan Baliga Cas ookuyaala gobolkani gabilay ayaa waxa Munaasibadasi Si Wayn Logu Taageerayay Labada Musharax Ee Madaxwayne Iyo MKuxigen Ee Xisbiga Kulmiye Uga Qayb gali Doona Doorashoyinka Madaxtoyada Ee La Filayo Inay Dalka Ka Qabsoman Sanadka 2017 munaasibadani Oo Uu soo Abaabulay Cabdiraxmaan Maxamed Xasan (Cabdiraxmaan Qurba Joog Halkan ka Daawo Warbixintasi Oo Faahfaahsan
Arabsiyonews.com Office Gabiley








