Hargaysa(AN)-Madax-weynaha Somaliland Mudane Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa uu Khudbad ka jeediyay shir-weynaha golaha dhexe ee xisbiga kulmiye isaga oo halkaasina kaga dhawaaqay inuu ka tanaasulay musharaxnimada xisbiga kulmiye oo uu hore ugu sharaxnaa








