Hargaysa(AN)-Saxaafada Somaliland Ayaa Maanta U Asteysay Inay Noqoto Maalinta Saxaafada Somaliland, Xaflad Balaadhan oo loogu Qabtay Hotel Maansoor ee magaalada Hargaysa ayaa waxaa ka Soo Qeyb galay Qeybo kala Duwan ee Warbaahinta Somaliland iyo Masuuliyiintooda Munaasibada Ayaana Waxaa khudbad Ka Jeediyay Wasiirka Wasaaarada Warfaafinta Dhaqanka Iyo Wacyigalinta Somaliland Mudane Cabdilaahi Cukuse








