Hargaysa(AN)-Xildhibaan Kijaandhe oo ka mida Xildhibaanada U tartamaaya Musharaxa Madax-weyne ee Xisbiga Kulmiye Ayaa sheegay in aanay ka xaadiri doonin isaga iyo saaxiibadiisa ay isbahaysteen shir-weynaha Maalinta Salaasada La Filaayo inuu Kulmiye Magaalada Hargaysa Uga Furmo








