Hargaysa(AN)-guddomiyaha xisbiga kulmiye muuse biixi cabdi ayaa madal xilalka loogu kala wareejinayay wasiirkii hore wasaarada duulista iyo hawada iyo wasiirka cusub ee loo soo magacaabay khudbad qiimo leh ka soo jeediyay waxaana uu guddomiyahu xisbiyada mucaaradka ah ku tilmaamay qaar ku mashquulay khilaafadkooda








