Gabiley(AN) Wasiir Ku Xigeenka Abniga Somaliland Maxed Muuse Diiriye Iyo Badhasaabka Gobolka Gabiley Ayaa Xilkii u Kala Wareejiyay Gudoomiyihii Hore ee Dagmada Wajaale Iyo Gudoomiyaha Cusub ee Dagmada Wajaale Loo Soo Magacabay
Munaasibadasi Ay Labada Gudomiye Xilka Kula Kala Wareegayen ayaa waxa kasoo Qayb Galay Wasiirka wasarada Warshadaha Maamulka Heer Gobol Iyo Heer Dagmo Ee Gobolka Gabiley sarakiisha Amaanka Cuqaal Salaadin Ganacsatada Togwajaale iyo Qaybaha Kala Duwan Ee Bulshada Togwajaale Masuuliyiintii Halkaasi Ka Hadashay Waxa Hadalkoodii Ka Mid Ahaa
Halkan kaga Bogowarbixintasi Oo Faahfaahsan
Arabsiyonews.com Office Gabiley








