Daawo:“maanta Askari inagoo siyaad bare soo marnay si wax loo dilo iyo si wax loo canaadiyo si wax loo dhimo mooyaane aan si Wax loo nooleyaba aqoon uma baahna Somaliland”Suldaan Ka mida Suldaana Subeer Awal

0

Hargaysa(AN)-Madax-dhaqmeed iyo salaadiinta suber-awal ayaa masuuliyiinta xisbiga kulmiye ugu baaqay inay dib u dhigaan Shir-weynaha Xisbigu Qabsanaayo Maalinta Salaasada