Daawo:Go’aamada ay soo saareen Gudida talo bixinta khilaafka kulmiye

0

Hargaysa(AN)-Gudidii Ka Soo Talo bixinta Khilaafka Kulmiye ee uu madax-weynaha Somaliland Magacaabay Ayaa maanta Ka Hadlay hawlahii ay soo arkeen iyo Shaqadii iyaga Loo Diray go’aamada ka soo baxay