Hargaysa(AN)-iyada oo ay maanta ku begnayd Xuska Sannad Guurada 22aad ee ciidanka Booliska Somaliland Ayaa waxaa halkaasi khudbad ka jeediyay Taliyaha Ciidanka Booliska Somaliland Mudane Sareeye Guuto Cabdilahi Iimaan Fadal waxaana uu sheegay in Ay ku guddo jiraan ilaalinta Amaanka Dalka








