Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub ee badalaya Xildhibaan Cali Mareexaan

0

Hargeysa, (AN ) — Mudane Maxamud Ismaacil Xasan ayaa maanta loo dhaariyay inuu noqdo xubin ka tirsan Golaha Wakiiladda Somaliland ka dib markii uu todobaadkan gudihiisa  uu iska casilay Xildhibaan Cali Mareexan oo loo magacaabay Wasiirka .

Dhaarinta Mudanahan ayaa ka dhacday Maxkamadda Sare ee Somaliland ka dib markii uu Gudoomiyaha Maxkamada sare ee Somaliland Garqaan Aadan Xaaji Cali  maanta Xafiiskiisa ku dhaariyay.

 

Sida wax lagu sheegay War-saxaafadeed ka soo baxay  Maxkamadda Sare.

War-saxaafadeed Maxkamadda Sare oo dhaarisay Xildhibaan cusub oo ku soo biiray Golaha