Hargaysa(AN) Abwaan Cismaan Kujare ayaa Gabay la yidhaa “cadli iyo sinaan” ka tiriyey mudo hada laga 8bilood taaas oo fikirkiisa ku cabiray kagana hadlay Awoodaha C/casiis Samaale oo wakhtigaaa ahaa Wasiirka Maaliya
waxa kale oo uu abwaanku kaga hadlay Tartan uu C/casiis Samaale kula jiray Muuse Biixi Cabdi
Arabsiyonews.com








