Daawo Cuqaal Iyo Madaxdhaqmedka gobolka gabiley Ayaa Siwayn U Taageeray Madaxwaynaha Goaamadii Uu Ka Qaatay Wasiiradii iskacasilay Iyagoo sidokalena Dhaliilo Dhusha Uga Tuuray wasiiradii iska Casilay Xukumada

0

Gabiley(AN) Cuqaashani iyo Madax dhaqmed Iyo waliba Haweenka gobolka gabiey Oo Munaasibad Balaadhan Ku Qabtay Hotel Xaaji Askar Ee Magaalada Gabiley ayaa Waxay Madaxwaynaha Ugu Baaqen In La Xisaabiyo Wasiiradaasi Waa sida ay Hadalkoda U Dhigene waxayna Siwayn U Taageeray Madaxwaynaha somaliland Goaamadii Uu Ka Qaatay Wasiiradii iskacasilay Xukumadiisa Iyagoo sidokalena Dhaliilo Dhusha Uga Tuuray wasiiradii iska Casilay Xukumada halkan kaga bogo warbixintasi Oo Faahfaahsan

Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley