Daawo Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Dhacdadii Maalintii shalay ahayd Is Casilaadii Wasiiradii Iyo Masuuliyiintii Kale Ee iska Casilay

0

Gabiley(AN)  Dadwaynaha Reer Gabiley Oo Siyaabo Kala Duwan Uga Hadlay Dhacdadii Maalintii shalay ahayd Is Casilaadii Wasiiradii Iyo Masuuliyiintii Kale Ee iska Casilay  Xukuumada Axmed Siilanyo sidokalena waxay Dadwaynahaasi soo Dhaweeyen Hadalkii Iyo Talaabada  Uu  Qaaday iyowaliba Goaamadii Madaxwaynuhu Ku Aqbalay wasiiradii is Casilay Halkan Kaga Bogo Warbixintaasi

 

Maxamed xasan sheekh maxamed (Juba)

Arabsiyonews.com Office Gabiley