Wararka Daawo:Nimco Xuseen Qawdhan Wasiir ku xigeenkii wasaarada Dib u dejinta oo ka hadashay sababta is casilaadeeda By admin - October 26, 2015 0 FacebookTwitterPinterestWhatsApp Hargaysa(AN)-Wasiir ku xigeenkii Wasaarada Dib u dejinta Marwo Nimco Xuseen Qawdhan Oo Ka mid Ahayd Xubnahii Iska Casilay Xukumada Madax-weyne Axmed Maxamed Maxamuud Siilanyo ayaa waxaa ay markii ugu horeysay Ka hadashay Sababta ay isku casishay