Hargaysa(AN) Qoraa Boobe Yuusuf Ducaale ayaa maalmihii udanbeeyey warbaahinta ka soo dhexmuuqday isagoo si adag udifaacayey wareejinta Haamaha Shidaalka Berbera oo xili hore lagu kala tagay gacantana ugaleen cidii ay la rabtay Xukuumada S/land laakiin Suaasha iswaydiinta mudan ayaa noqotay Boobe Yuusuf Ducaale sabata uga hadli waayey iibka xarunta Womens Clubka Hargaysa oo maalmihii udanbaysay hadal haynteedu ka dhex guuxaysay magaalada Hargaysa ayna ka hadleen Masuuliyiin ka tirsansan Xisbiga Mucaaridka Wadani
Halkan kadaawo sida idhaha uga qarsaday Boobe Yuusuf Ducaale soo hadal qaadka iibka dugsiga Womens,Clubka
Arabsiyonews.com
Hargaysa Office








