DAAWO: MUDAHARAAD SAAKA KA DHACAY BERBERA IYO XUKUUMADDA OO CUDUD ADEEGSATAY

0

Mudaharaad Kooban  oo lagaga soo horjeedo Wareejinta Hamaha Shidaalka Berbera oo  Xukumada Madaxweyne Silaanyo ay dhawan ku wareejisay Shirkado Ganacsi oo gaar loo leeyahay ayaa Maanta  Ka Dhacay Magaalada Berbera ee Xarunta Gobolka Saaxil , Mudaharaadkan oo ahaa Mid Salmi ah islamarkaasina aan wadan Wax Rabshado ah  ayaa  ka Bilaabmay Afaafka Hore ee Dugsiga Sare ee Bursade ee Magaalada Berbera,waxaana  uu ahaa mid Banaanbaxayaashu ay ku gubayeen Taayiro ,ber1ber2ber3

 

 

By: Arabsiyo Office