Borama(Arabsiyo News Network =ANN=) Ururka Samafalka Tawfiiq Oo Umada Muxsiniinta ah Ka Codsaday In ay Soo Caawiyaan Gabadh Yar Oo 16 Jir ah Oo Xanuun Ku Dhacay Markii Wax Laga Qaban Kari Wayey La Indho Beeshay, hadaba Qofkastaa Ilaahay Dartii Ha u Soo Caaawwiyo Ugguna Dira Tabarucaadkiina Numberkan 00252-63-4452028{Mahdi Aadan Riiraash}
Mahadsanidiin Daawada Muuqaalkuna Waa Kane….
Arabsiyo Office








