Borame(AN)Dadweyne gadoodsan ayaa goor dhowed dab qabad siiyey gurigii taliyaha ciidamada Booliska gobolka Awdal Cabdi Barkhad Araweelo.
daddkan gadoodsan ayaa wararku sheegayaan inay dadkii gurigaasi ku jiray ka saareen dibadan uga soo dareeriyeen ,kadibna dab qabad siiyeen gurigaasi.
ilaa hadda wax khasaare ah oo ka dhashay gurigaasi dabka la qabad siiyey ma jiro ,marka aga reebo guriga oo gubtay.
waxa gurigaasi gaadhey markiiba kooxaha dab damiska magaalada Borame,kuwaas oo ku hawlan bakhtiinta gurigaasi.
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk












