Hormuudka Jaamacada Timacade Oo Casho Sharaf Ku Maamuusay Ardaydii ka Qalin Jabisay Form Fourka Degmada Arabsiyo

0

Arabsiyo News Netword —– Munaasibad SiheerSare Loosoo Agaasimay oo ka Qabsoontay huteel Dalxiis,ee Dagmada Arabsiyo,ayaa Daarnayd Casho Sharaf ay Hormoodka Jaamacada Tima Ade ku Maamuuseen Aradaydii kabaxday Fasalada 4aad ee Sanadaka Qalin Jabisay,Imtixaankii Shahaadiga ahaa,ay ugu qabteen,Munaasibadan Casho sharafta ah,Waxa kasoo qaybgalay,Gudoomiyaha Waxbarashada e Dagmada Arabsiyo,Fadxiya Maax Xasan,Masuuliyiinta ugu Saraysa Jaamacada Tima ade,Aqooyahan Mixiyadiin C/raxmaan Cali Barkhad,Culimaaudiin iyo Dhalinyaradii Qalin Jabisay,ayaa waxa ugu Horayn halkaa ka hadlay,Khaalid Maxamed Ismaaciil,oo kamida Madaxda jaamacada Tima ade.

CIMG3041

waxaana kamida ah hadaladiisii,Marka hore Ilaahay ayaa Mahad Dhamaanteed iska le,ee Caawa inoo suura galiyay inaynu Halkan ku kulano anigoo ku Faraxsan inaynu farxad kula cawayno Ardaydii Qalin Jabisay ee Reer Arabsiyood,Maadaama aanu nahay Madaxdii Jaamacada Tima Ade Waxaanu ku Faraxsan nahay Anagoo Dhiiri Galinayna Aqoonta Maadaama Jaamacada Tima ade ay tahay Jaamacadii Gobolka Gabilay,Waxaanu ku faraxsannahay in ay Araday intan Leegi Kasoo baxdo Arasiyo,Waxa kaloo halkaa kalmadeedii kasoo Jeedisay Gudoomiyaha Waxbarashada ee Dagmada Arabsiyo Marwo Fadxiya Maax Xasan,Waxaana kamid ahaa hadaladeedii Waanu ku faraxsanahay in jaamacada Tima Ade oo kamida Hormoodka Jaamacadaha Dalku ay Caawa,Casho Sharaf usameeyeen Aradaydeenii,Wuxuunbay Muujinaysaa Jaamacada Tima Ade Inay Tahay Jaamacadeenii oo ay inooga Dhawdahay jaamacadaha Dalka,Markaa kolay Araday kasta iyo waalidkiisuba Way Dareemayaan Qiimaha ay Jaamacadeenu Ku fadhido,Markaa waxaan ku Boorinayaa Dhalin Yaradadeenan inay Ka Faaidaystaan Jaamacadan ku Taala Gurigooda,Waxa kaloo isna Halkaa ka hadlay,Sheekh C/samad oo ku Hadlayay Afka Waalidiinta iyo culimaa udiinka Dagmada Arabsiyo waxaana kamida ahaa hadaladiisii Runtii Caawa Waa Taariikh Cusub Intaan Garanayo Magaaladeena in ay aqoontii inoogu timaado,Markaa Waa inaynu Ka Faaidaysanaa oo aynu Caruurteena ku darsanaaa Jaamacada Ti,ma Ade oo ah Jaamacadeedii Hadaanu nahay Waalidiinta Arabsiyood.

CIMG3029

Caawa indhahayga ayaan ku arkayaa halkii ay Cruurteenu Ka faaidi Lahayn iyagoo inala Jooga,Guntii iyo Gaba gabadii waxa soo Afmeeray Gudoomiye ku xigeenka Jaamacada Tima Ade Waxaana kamid ahaa hadaladiisii waxa ii farxada inaan kasoo qayb Galo Caawa Casho sharaftan aanu ugu Talo galnay Adaydayada Reer Arabsiyood Waxay iigu Fadhidaa qiima aad usareeya,inkastoo hadaladii lawada yidhi laba Kalmadood ayuunbaan odhanayaa Hadaanu nahay Hormoodka Jaamacada Tima Ade Waxa Naga Go’an inaanu Aradayda Reer Arabsiyood aanu ugu Talo galnay inaanu Basku Qaadno kuna soo qaadno,iyadoo awalba ardaydii hore ee Reer Arabsiyood aanu Soo qaadi jirnay,Markaa kolay inaydin ka Faaidaysataan oo Gobolkoo Jaamacadle aydaan ka Faaidaysan waxay idinku trahay Ceeb Markaa kolay Waxaan rajaynayaa inaydin ka faaidaysan doontaan

Wariye Muuse Xuseen Xasan