Daawo Xulka Gobolka Gabiley oo kudurduriyey inamadii ka socday Gobolaka Saaxil iyo Dhoolatuskii ay udireen Gobolada kale

0

Hargaysa(AN) Xulka Gobolka Gabiley ayaa 4 iyo 1 ugu awood sheegtay Xulka Gobolka Saaxil Ciyaartaas oo ka dhacday Garoonka magaalada Boorama ayaa waxa Ciyaartoyada Xulka Gobolka Gabiley soo bandhigeen ciyaar aad uhufan kuna dhisan kalsooni waxaana ka muuqday taxadar iyo Bisayl xeeldheer oo kubada cagta ah

waxaanay Guushani fariin iyo dhoolatus utahay Gobolada ku tartamaya tartanka ciyaaraha Gobolada S/land

Halkan ka dawo  Muuqaal goolashii iyo dabaal dagii cajiibka ahaa ee Xulka Gobolka Gabiley

 

 

Arabsiyonews.com

Hargaysa Office