Boorama (AN)-Tartankii Ciyaaraha ee Gobolada Somaliland ayaaa waxa isku daray Garoonka magaalada Boorama Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle
Ciyaarta ayaa dhex maray Xulalka Gobolada Maroodi Jeex iyo Buuhoodle oo ay u ahayd Ciyaartiisii 2aad ee isreebreebka tartanka ciyaaraha Gobolada dalka , waxaana labada Xul ay Soo Bandhigeen qaab Ciyaareed farsamaysan, Xulka Gobolka Maroodi jeex ayaa ugu awood sheegtay xulka Gobolka Buuhoodle 3 gool iyo 2 gool
filo goordhow halkan ka daawo goolashii labada xul ay kukala calaf qadeen
Arabsiyonews.com
Hargaysa Desk








