Agaasimaha Somalinewstv ee S/land oo cambaareyey xadhiga labada wariye ee lagu xidhay Berbera

0

Hargaysa(AN) Agaasimaha Tvga Somalinesws eeS/land C/shakur Haybe ayaa si adag ucamareeyey xadhiga lagula kacay Wariye C/raxmaan Maxamed Cige oo Tvga Somalinews uga soo warama Berbera iyo Axmed Siciid oo Tvga Kalsan