Gabiley(AN)Xildhibaan Xasan Cawaalen Waa Ninka Ka Libkeeni waayay Xidhibaanimadii Miyuu Madaxwayne Noqonkarayaa Xasan Cawaalow Kadaa Musharaxnimada Ciyaarta
Gabiley(AN) Loolan Ka Siyaasadeed Ee Xisbiga Talada Dalka Haya Ee Kulmiye Oo Maalmahan Ugu Danbeeyay Ay Cirka isku sii Shareerayso ayaa Waxa soo Badanaya Musharixiinta Utaagan Jagada Madaxwaynenimo ee Xusbigasi iyadoo Ay Kasoo Wareegtay Afarcisho Oo Kaliya Wakhtigii Uu Xildhibaan Xasan Cawaale Caynaan Sheegay Inuu Utaagan Yahay Musharaxnimada Madaxwane ee Xisbiga Kulmiye Dhexdiisa
Weedhaha Iyo U Hanqaltaaga Arintasi Waxa ay Layaab Ku Noqotay Bulshowantii Marka Hore Xildhibaan Xasan Cawaale Soo Dooratay islamarkaasina Codka Uu Kaga Mid Noqday Xildhibaanada Golaha Wakiilada Somaliland Ee Uhuray Muruq Maska iyo Maal Kuwaasi Oo Aan Habayarate Aan Diba Indho Usaarin Tan Iyo Markii ay soo Doorten
Marka Laga Yimaado Wakhtiyada Uu Socdal Kuwehelinayo Wufuud Kamid ah Xukuumadaha Taagan wakhtigasi sidokalena waxay Indho Ka Qaadan mararka Uu Ololaha Ugu Jiro Xukuumada
Balse Aan Hal Marna aan isku Dayin in Uu Dib Wax Ugu soo Celiyo Shacbigii U Cumaamaday In Uu Kamid Noqdo Xubinkatisran Golaha Wakiilada Somaliland Taasina ay Sababtay Inay Bulshawanta Gobolka Gabiley Quus Ka Qaadan Naawilaada In Xildhibaan Xasan Cawaale Iyo Dhamaanba Xubnihii Kale Ee ay Ka Naawilayen Inay Noqdan Kuwa Utaagan Hormarka Gobolka Iyo Dhamaanba Waxkaqabashada Arimaha Bulshada Ee Asaasiga UAh Hormarka Bulshadan Reer Gabiley Waxayna Reer Gabiley Ku Calaacalan Markale Uun Maanu La Kulmi Siyaasiyiinta Xasan Cawaale Kamidka Yahay Ee aanu Ku Qasaarinay Codka Wakhti Iyo Maal
Hadaba Tan Iyo Markii ay Maqlen Ku Dhawaaqista Xasan Cawaale Sheegay In Uu Yahay Musharax Kamid ah Musharixiinta Utaagan Noqoshada Musharaxa Madaxwaynaha Ee Ay Dooranayan Golaha Dhexe Ee Xisbiga Kulmiye
Waxayna Shacbiga Gabiley Midaasi Ku Tilmaamen In ay Ceeb Ku Tahay Xisbiga Kulmiye In Xasan Cawaale Iyo Kuwokale Oo Aan Dhaamin Oo Dayacay Xildhibaanimadii Iyo UJeedoyinkii ay Shacbigu Markii Hore U Doorten Dayacay Oo Aan Halmarna Iswaydiinin Waxa Loo Doortay Iyo Waxa Uu Xildhibaan U Yahay Xataa aan Is Waydiin Balamihii Lagu hungobay Ee Ay U Qaaden Shacbigii Soo Doortay Wakhtiyadii Ololaha
Ay Maanta Sheegta Waxanu Utaaganahay Inaanu Hogaamino Qarankan Somaliland
Waxayna Bulshada Reer Gabiley Midaasi Ku Sheegen Inay Kuwani Yihiin Raga Noocasiya Islamarkaasina Dayacay Bulshaday Codkooda Waxkunoqden Ee Gobolka Gabiley
Qaarkamid ah Shacbiga Gabiley Oo Arintais Dareenkoda Ka Dhiibtay Ayaa Waxa ay Hadalkasi Xildhibaan Xasan Cawaale Ku Tilmaamen Aanu U Aragnaa Mid Raqiisa Oo Intaasi Ku Daren isla
Ninka Lagu Aamini Waayay Maqasha In Aan Geel Lagu Aaminaynin Xasan Waa Ninka Ka Libkeeni waayay Xidhibaanimadii Miyuu Madaxwayne Noqonkarayaa Xasan Cawaalow Kadaa Musharaxnimada Ciyaarta
Arabsiyonews.com Disk
Gabiley









