Laba Wariye Oo Gordhaweeyd Lagu Xidhay Xabsiga Berbera

0

Berbera (AN) Labadan wariye oo kala ah axmed siciid maxed oo kalasn Tv Uga soo warma gobolka saaxil iyo Cabdiraxmaan maxed cige oo SOMALINEWS.TV uga soo warma gobolka saaxil labadan suxufi ayaa waxa kale oo gobolka saaxil uga soo warmaan shabakado kala duwan

Mid ka mida labadan wareiye ayaa  Shabakada Waaberinews.net uu Xaqiijiyaay Inuu Xidhanyihin

Labadan wariye oo hore Loo Daydayaay Imika ah qaar Xidhan

Lama garanayo ujeeda rasmiga ah ee ilaa iminka ka danbaysa xadhiga iyo cabudhinta gaarka ah ee saran saxaafada gobolka saaxil ka hawl gasha .

Arabsiyonews.com

Hargaysa Desk