Gabiley (AN)Roobab Laxaadle oo Watay Dabaylo Waa wayn ayaa ka Da,ay Deegaanka Caada islamarkana Gaystay Dhawaca Laba Qof Mid Ka Mid Ahi Yahay Haydhtulihii Deegaanka Caada oo Lagu Daawaynaayo Cisbitaalka Wayn Ee Magalada Gabley.
Deegaanka Caada oo Qiyaas ahaan Kaga Began Magalada Gabiley Dhinaca Waqoyi islamrkana ka tirsan Gobolka Gabiley Ayaa Lagu Soo Waramayaa inay Galinkii Danbe ee Shalay Ka Da,een Roobab Laxaadle oo Watay Dabaylo Waa wayn islamarkana Gaystay khasaraha Guryo iyo Laba Qof Dhawaca oo Mid Ka Mid Ahi Yahay Haydhtulihii Deegaanka Caada oo Lagu abaaro Xalay Siddedii Habeenimo lakeenay cisbitaalka gabiley islamarkana lagu Daawaynaayo Cusbitaalkasi
Maxamed Juba Arabsiyonews.com Office Gabiley








